Cilmibaarayaasha dhanka cutada iyo jirka waxey heleen in qofka cafimaad kiisa ey ku xiranthy waxa uu cuno sidaas dartee manta waxa halkaan koobeynaa 5 cunto ee ugu muhiimsan maqaarka cafimaad kiisa iyo quruxdiisa sida kor loo gu qaado
1:roomanka
Roomanka waxaa kabuuxo anti ogsadhantis kuwaas oo nadiifiya maqaarka waxi wasaqoo ah oosogalo Sidookale waxaa jira madooyin fududeeyo In labadalo inugyada duqoobay ee maqaanka laguna badalo unugo yo cusub Ayadoo lakicinayo unug yo layirahdo Kiritiino saay dhis waxeyna hadhow horseedayaan inuusan duqoobin maqaarka Sidookale uunah wayeel u ekaanini isku day hadii aad heli kartid istic maalka roomanka aad ayey ubadan yihii faa iidoo yin kiisa dhan walbo siiba maqaarka
2:qaraha
Qaraha waxaa kabuuxo biyo badan oo ka hortagaan maqaarka inuu qalalo Sidookale waxaa ku jira anti ogsadhantis Sida laykobeen
vitamin C
vitamin A
Oo kahortagaayo maqarka inuu jilco Ama uu duqoobo Sidookale waxaa ku jira qaraha vitamin A kasoo badiyo maadooyin ladhaho kolajiin iyo elestiin kuwaas oo kacaawinaayo maqaarka inuu ahado marwalbo dhalin yaro uuna is heesto oo xoog lahaado kuligeen waan jclnay inaanan duqoobon siiba dumarka Sidaas darteed isticmal qaraha markastoo aad heli karto
3:yaanyada
![]() |
4:caanaha
Caanaha waxaad ka heleysaa B vitamins
Alfah haydarogsi kaalshiyaam anti ogsadhantis iyo vitamin D oo aad ugu wanaagsan cafimaad ka maqaarka iyo inuu maqaanka qalalin
Waxaa caanaha uu badiyaa mado layiraahdo seyfoom oo dufunka maqaarka kor uqaada so isku day inaad maalin walbo isticmaashid caanaha malinkii 1 koob iyo 2koob malintii
5: Yoogad
Yoogadka nooc walboo yahay waxaa ku jira lagtig asid oo ka caawinaayo maaqaarka inoo kasaaro miida iyo duqnimada Sidookale Yoogadka waxuu kaaa cawinaayaa marwalbo inuu maqaanka kaaga qoyanyahe uu san qalalin sidaas dartee waxaa la sheegaa yoogad Yoogadka qofkii badsadaa inuu sa dadiisa soo bixin macnaheeduna tahay inuu dhaqsi duqoobin waa markuu lkn qofka mu do dheer istic maalayo qofka ma kuubda kasoo baxeynin waa markuu sanoo yin aaad ufara badan istic maalayo





Comments
Post a Comment