𝗙𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱-𝗸𝗮 𝗹𝗶𝗶𝗻 𝗯𝗮𝗻𝗯𝗲𝗲𝗹𝗺𝗮𝗱𝗮

Liin banbeelmada waxa kujiro qaybaha kala duwan ee nafaqada waxay qani ku tahay oo aad ugu badan vitamin C sido kale wax ku jiro xaddi dhexdhexad ah fiitamiin Pantothenic acid (B5) , Thiamine (B1) Vitamin (B6) , iyo Folate (B9). sido kale waxa laga helaa macdanta : Phosphorus iyo Magnesium 1.waxay xoojisaa difaaca jirka:: xaddiga aadka ubadan ee fiitamiinada kujiro liin-banbeelmada sida vitamin C waxay sare u qaadaan difaaca jirka 2.waxay yaraysaa infekshan-ka jirka iyo caabuqa : fiitamin c wuxu ka qayb qaataa ladagaalanka jeermiska sida bakteriya , feyruska iyo wax yaalaha sunta ku ah jirka 3.waxay ka hortagtaa dhiig yarida :waxaa kujiro fiitamiinka Folate (folic acid) oo ka qayb qaato samaysanka iyo kobcida unugyada dhiigga cascas 4.waxay ka qayb qaadataa bogsoobida dhaawaca : sida dadka leh cirid dhiigga iyo dhaawacyada aan buskoon 5.waxay u fiicantahay maqaarka : vitamin c wuxuu caawiyaa samaysanka collagen oo ka qayb qaadato samaysanka iyo bad qabka maqaarka. Dadka ay u fiicantahay isticmaalka liin banbeelmada :
1.Dadka dhiig yaridu hayso (HB) 2.Dadka difaaca jirkoodu yaryahay 3.Dadka in infekshan-ka iyo caabuqa qabo. 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲-𝗱𝗵𝗲𝗵 oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.

Comments