Caafimaadka iyo Nafaqada

 𝗙𝗮𝗮’𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱-𝗸𝗮 𝗘𝗲 𝗕𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿𝗼𝗼𝗻𝗶𝗴𝗮

(Bell pepper).


𝐁𝐚𝐫𝐛𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐢𝐠𝐮 wuxu qani kuyahay  100%  vitaminC  taas oo kadhigan 

100 gram oo barbarooniga ah waxa kujiro  Vitamin C = 80 milligrams   oo u dhigmo 100%   xaddiga vitamin C jirku ubaahanyahay maalintii:Reference Daily Intake (RDI).

 

Dalkeena Waa  khudaarta ugu badan ee laga helo vitaminC.


1. wuxu xoojiyaa Difaaca jirka : xaddiga aadka ubadan Ee vitamin C  kujiro barbaroonigu wuxu sare uqaadaa difaaca jirka .


2. Wuxu yareeyaa infekshan-ka jirka iyo #caabuqa vitamin C  wuxu  ka qayb qaataa ladagaalanka jeermiska sida bakteriyada, feyruska  iyo wax yaalaha sunta ku ah jirka .


3. Wuxuu ka hortagaa  dhiig yarida (Anaemia) : vitamin B6 wuxu muhiim u yahay samaynta unugyada dhiigga sida hemoglobin (HB) oo ah borotiinka qaado oxygen ka iyo carbon dioxide ka ee loo yaqaan .


4. Waxay u fiicantahay maqaarka : vitamin c wuxuu caawiyaa samaysanka  collagen oo  ka qayb qaadato samaysan iyo bad qabka maqaarka .


5. Wuxu horu mariyaa caafimaadka maskaxda iyo shaqada Neerfaha : wax kujiro Vitamin B6 oo ka qayb qaato samaaynta fariin sidayaasha neerfaha sida serotonin iyo gamma aminobutyric acid .


6. Wuxu ka qayb  qaadaa bogsashada dhaawaca : sida dadka leh cirid dhiiga iyo dhaawacyada aan buskoon.





 

Comments