Aan uwada duceyno wall laheen reer falastii

 Allahayow ugar gaar shacabka falastii oo u hiili allahayow cabitaan cuno wax walbee nolosha uga baah naayee allahayow walaga jaray allahayow xabsi ey mudneen baa la galiye allahayow xanuun kooda iyo dhibtooda udaawee

Allahayow cabsidooda iyo arga ga xooda dajia allaw maga coodo kur uqaad caadaw goodana uga hiili

Allow rajadooda waa adi gar gaara hooda waa adi garabkooda waa adi hiiliya hooda waa adi 

Allow nasrigaagey sugayaa 

Allow kasaar dul miga iyo cadaadiska Allow nabad iyo xasi loo ni sii dhol koodana nabad ugu deeq

Allahayow waxaa tiri ibarya aan idiin ajiibeee allahayow gacmahaan kuu hoorsane masaa kiin baa nahay ku wo danbi badan baa nahay ducafo aan awood laheen baa nahay Allow noo ogolow inaa malin ana koo nool ku dukano masjidul AQSA oo gacanta islaamka ku jira ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒamiin amiin yaarab



Comments