caafimaadku waa hanti

 Hadii ay hurdadu kuugu yartahay
Waxaa ubaahantahy inaa qadato magniisyaam taasna waxaa kaa caawin karo inaad qadato wax badan oo avfakaadho ah

Hadii adreemeysid tabardari badan oo inir jigaa gu uu yaryay waxaa kugu yar

Waxaa kugu yar ayroonka sidaas dartee isticmaal beyto raafka




Hadii aad ubadanthy inaa markasto xanuunsano oo hargabga iyo ey markastabo ku soo weera rayaa eynu jirkaagu iska difaaci karin waxaa kugu yar sinkiga sidaas dartee istic maal looska loo yaqaano kaa shiyuuga 




Hadii aad malin walbo hurdada ka kacdo adigoo daalan oo markaa soo kacdo ba aadaalan tahay wa xaaa kugu yar botaasiyoomka sidaas dartee isticmaal ma ooska 

Ma badan yahay mada xanuun kaagu oo markasto mada xanuun ma ku hayaa 

Waxaa kugu yar sodhiyaamka sidaas dartee badso inaa isticmaal shid cusbada sii soltiga




Comments